Dayuurad saanad u waday ciidanka Xoogga dalka oo u gacan gashay Al-Shabaab

Dayuurad Helicopter oo ay leedahay QM ayaa si deg deg ah ugu dagtay dhalka loo yaqaano Xaabow oo hoos tagta degaanka degaanka Xiindheere ee gobolka Galgaduud halkaasoo ay gacanta ku hayaan Xoogag taabacsan Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dayuuradan ay la socdeen 9 qof oo isugu jiray Soomaali iyo ajaaniib ay ku qasbanaatay iney deg … Continue reading Dayuurad saanad u waday ciidanka Xoogga dalka oo u gacan gashay Al-Shabaab